Xarfo :Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Mudug Axmed Huruuse Xaashi, Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Xarfo Cabdicasis Mire iyo tababarayaashada macalimiinta ayaa degmada Xarfo ka daahfuray tababarka macalimiinta, oo lagu tababarayey manhajka Puntland. Tababarka ayaa ka dhacay xaruunta dugsiga hoose dhexe ee Horyaal.
Tababarka waxaa fulinasay Waaxda Taydhawrka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland. Waxaana looga golleeyaha sidii lagu tayeen lahaa waxbarashada Puntland.