Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Hon. Fuad Abshir Ahmed ayaa koreemaray Xarummaha Imtixaanka Shahaadiga ee magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag, isagoo xog waraystay Guddoonka Waxbarashada, Maamulka Jaamacadda Umadda iyo Ardayda ku galayey Imtixaanka Shahaadiga ee 2024-2025.