Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Hon. Fuad Abshir Ahmed ayaa koreemaray Jaamacadda Badda Cas ee magaalada Boosaaso, isagoo xog waraystay Ardayda halkan ku galaysa Imtixaanka Shahaadiga ee 2024-2025.