WASAARADDA WAXBARASHADA PUNTLAND OO KU SOO BANDHIGTAY SHIRKA JIHEYNTA XUKUUMADDA WAXQABADKA IYO QORSHAHA HORUMARINTA TACLIINTA PUNTLAND

Garoowe: Maajo 20, 2024: Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ayaa ku soo bandhigtay Shirka Jiheynta Xukuumadda oo uu guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uuna wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, waxqabadka iyo qorshaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

Wasaaradda ayaa ku soo bandhigtay madasha, hiigsiga ku aaddan tayeynta iyo horumarinta waxbarashada Puntland.

-DHAMMAAD-