Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa qabatay munaasabad lagu shaacinayey Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee sannad-dugsiyeedka 2023-2024.