Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta ee Dowlada Puntland waxay barri insha allah shaacin doontaa Natiijadii Imtixaanka ee Dugsiyada sare ee Puntland.