Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland Waxay cadaynaysaa in Jaamacadda hoos ku xusan aysan wax aqoonsi ah Ama Ruqsad ah ka haysan Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland Sidaasna lagu hakiyay.