Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdisalaan Cali Faarax Agaasimaha Waaxda Waxbarashada Tooska ah iyo Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug ayaa kormeeray xaruummaha imtixaanka ee magaalada Gaalkacyo.
- May 26, 2024
- Competition
- Editor