Wasiirka Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Mudane Maxamdd Diiriye Gamaadiid oo ay wehelinayaan Agaasimaha Qorsheynta Wasaaradda iyo Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Sanaag ayaa u soo xiray arday fasalka 8-aad imtixaanaadka shahaadiga ah oo ay ku gelayeen xarummaha gobolka Sanaag.
Wasiirka ayaa kormeeray qaar ka mid ah xarummaha imtixaanaadka