Ardayda Dugsiga Sare ee Deegaanka Bacaadweyn oo maanta u fariistay maadada 8-aad iyo 9-aad ayaa waxaa kormeeray Wasiir Dawlaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdisalaan Cali Faarax oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug iyo Agaasimaha waaxda Waxbarashada Aas-aasiga.