Ardayda sannadka u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland waxaa ka mid ah Taliye Jaamac Axmed Muumin oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidamada Ilaalada Badda Puntlan ee PMPF.
Taliye Jaamac waxa uu fasallada Dugsi Sare ku qaatay sannidihii la soo dhaafay Degmada Caluula.