Ardayda Dugsiga Sare ee imtixaanka ku galayey magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar oo maanta ay u bilaabatay marxalad kale oo Aqooneed, kaddib markii ay galeen Maadadii ugu danbaysya ee Imtixaanka Shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.
Guul iyo mustaqbal wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa.