Agaasimaha Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Nuur Jubba oo ku wareejiyey Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal agab waxbarasho oo casri ah ayaa uga mahadceliyey Haay’ada Kaalo Nederland keenista qalabkan oo ardayda gobolka u suurta gelinaya adeegsiga tiknaloojiyadda.

- July 4, 2024
- Competition
- Editor