September 21, 2024 Competition Editor Wargalin. Kuliyadda Waxbarashada Macalimiinta ee Bosaso- BTEC . Waxa ay uhaysaa Ardaydii ka baxday dugsiyada sare ee Puntland gaar ahaan 2dii sano ee ugu danabysay deeq waxbarasho oo ku saabsan Macalinimada. Ka faa’idayso oo baro xirfada wax barista. Share: