TARTAN&TACLIIN: Habeenka u danbeeya ee Wareega 1aad, caawa waxaa balansan.
Maxamed Cawaale Secondary School-Boosaaso VS Xaaji Diiriye Secondary School.
Dangorayo Secondary School VS Boosaaso Public Secondary School
Cabdalle Ibraahim Secondary School -Ufayn VS Galdogob Secondary School.