TARTAN&TACLIIN: Habeenka 1aad ee wareega 2aad, caawa waxaa balansan laba tartan oo kala ah

Dugsiga sare Al-Waaxa ee Degmada Garoowe iyo Dugsiga sare Muntada -Burtinle ee Degmada Burtinle.

Dugsiga sare Ugaas Yaasiin ee Degmada Boosaaso VS Dugsiga sare Cumar Samatar ee Degmada Galkacayo.

Yaad u rajeynayaa inuu u gudbo wareega 3aad?