Garowe, Puntland State of Somalia
info@moeplstate.so

Deeq Waxbarasho Ardayda Baahiyaha Gaarka ah

Deeq Waxbarasho Ardayda Baahiyaha Gaarka ah
PSNS926 Local / Ethiopia MoEHE Puntland Deadline: September 29, 2026 12:00 PM

Ku Saabsan Deeqda Waxbarasho

Deeqdan waxbarasho waxaa ka faa’iidaysan kara ardayda leh baahiyaha gaarka ah ee ka soo qalin-jabisay dugsiyada sare iyo jaamacadaha Puntland, gaar ahaan kuwa buuxiya shuruudaha lagu xusay deeqdan waxbarasho.

Shuruudaha Guud

  • Xogta codsaduhu waa inay noqotaa mid sax ah oo dhammaystiran.
  • Dhammaan dukumentiyada loo baahan yahay waa in la soo geliyaa/upload-gareya meelaha loogu tala-galay.
  • Codsaduhu wuxuu deeqdan waxbarasho uu soo codsan karaa hal codsi oo keliya.
  • Deeqdan waxbarasho waxay si gaar ah ugu talagashay ardayda leh baahiyaha gaarka ah.
This scholarship is closed.

Application Procedure

Follow each step and upload the required documents for your scholarship application.

1

Submit Application

Complete your personal, contact, and education information online.

2

Upload Documents

Attach the documents required for your current education level and target scholarship level.

3

Initial Review

MOEHE reviews submitted applications and supporting documents.

4

Final Decision

Shortlisted applicants will be contacted through the submitted phone number and email.