• Info@moeplstate.so
Facebook Twitter Youtube X-twitter
Logo_Web png
  • Home
  • About
  • Education
    • PUNTLAND NATIONAL HOLIDAYS
  • Departments
  • News
  • Contact
  • Home
  • About
  • Education
    • PUNTLAND NATIONAL HOLIDAYS
  • Departments
  • News
  • Contact
  • May 28, 2025

Jadwalka Imtixaanka Fasallada 12-aad.

Maalinta 5-aad, Arbaco 28 May 2025. Guul baan u rajaynayaa dhammaan Ardayda.

Read more
  • May 27, 2025

Wasiirka Amniga Dowladda Puntland oo uu wehelinayo Xildhibaan Faarax Jaamac oo ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland ayaa u soo xiray Ardayda fasalka 8-aad ee magalada Timirshe ee Gobolka Bari imtixaanka Shahaadiga ah ee 2024-2025.

Wasiirka Amniga Dowladda Puntland oo uu wehelinayo Xildhibaan Faarax Jaamac oo ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland...

Read more
  • May 27, 2025

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug iyo masuuliyiinta Xarummaha Imtixanaadka Gobolka ayaa u soo xiray Ardayda Fasalka 8-aad Imtixaanka Shahaadiga 2024-2025.

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug iyo masuuliyiinta Xarummaha Imtixanaadka Gobolka ayaa u soo xiray Ardayda Fasalka 8-aad...

Read more
  • May 27, 2025

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal iyo Masuuliyiinta Xarunta Imtixanaadka Gobolka Nugaal ayaa Ardayda Fasalka 8-aad ayaa u soo xiray Imtixaanka Shahaadiga 2024-2025.

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal iyo Masuuliyiinta Xarunta Imtixanaadka Gobolka Nugaal ayaa Ardayda Fasalka 8-aad ayaa u...

Read more
  • May 27, 2025

Hambalyo Ardayda Fasalka 8-aad oo maanta uu usoo gaba-gaboobay Imtixaanka Shahaadiga 2024-2025.

Hambalyo Ardayda Fasalka 8-aad oo maanta uu usoo gaba-gaboobay Imtixaanka Shahaadiga 2024-2025. Wasaaraddu waxay bogaadinaysaa xasillinooda...

Read more
  • May 27, 2025

WASIIRKA WAXBARASHADA OO IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD KU SOO XIRAY ISKUULKA MINDIGALE EE GOBOLKA SANAAG.

WASIIRKA WAXBARASHADA OO IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD KU SOO XIRAY ISKUULKA MINDIGALE EE GOBOLKA...

Read more
  • May 27, 2025

Arday Birtinle ee degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa maalintii 4-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Arday Birtinle ee degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa maalintii 4-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah...

Read more
  • May 26, 2025

Arday Bali-Busle ee degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa maalintii 3-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Arday Bali-Busle ee degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa maalintii 3-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah...

Read more
  • May 26, 2025

Ardayga ugu da’ weyn imtixaanka Shahaadiga.

Axmed Faarax Cilmi Sannadka dhalashada; 1975 Dugsiga Sare Dr. Axmed Magaalada; Bosasso. Qiil ma lahan waxbarasho...

Read more
  • May 26, 2025

Arday dhuudo ee degmada Bayla ee Gobolka Karkaar ayaa maalintii 3-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda.

Read more

Posts pagination

  • Previous
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • …
  • 29
  • Next
MOEHE Puntland MOEHE Puntland MOEHE Puntland
Facebook-f Twitter Instagram Youtube

Contact

  • info@moeplstate.so
  • +252 (90) 4351111

Upper Hill, Garowe (Government Zone)

Important Links

  • Verify Certificate
  • Exam Results
  • EMIS
  • E-Learning

Subscribe MoEHE News.

Subscribe to get latest update & news

© Copyright 2025 by MOEHE Puntland