Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Hon. Fu’aad Adeer waxa uu ugu hambalyeeynayaa Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda Wabarashada Puntland, munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Hon. Fu’aad Adeer waxa uu ugu hambalyeeynayaa...