Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdisalaan Cali Faarax oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Nuur (Jubba) ayaa ka guddoomay qoraaga buugga Jiilka Daraawiishta Mudane Maxamed Siciid Cumar (Kaashawiito) nuqullo ka mid ah buuggiisa oo loogu talagalay goobaha Waxbarashada.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdisalaan Cali Faarax oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee...