• Info@moeplstate.so
Facebook Twitter Youtube X-twitter
Logo_Web png
  • Home
  • About
  • Education
    • PUNTLAND NATIONAL HOLIDAYS
  • Departments
  • News
  • Contact
  • Home
  • About
  • Education
    • PUNTLAND NATIONAL HOLIDAYS
  • Departments
  • News
  • Contact
  • December 14, 2024

Kulamadii dib-u-eegista waxqabadkii 2024ka iyo qorshaha sannadka 2025 ee WW&TS iyo haayadaha bahwadaagta la ah oo wali socda.

Kulamadii dib-u-eegista waxqabadkii 2024ka iyo qorshaha sannadka 2025 ee WW&TS iyo haayadaha bahwadaagta la ah oo...

Read more
  • December 11, 2024

Kulanka hay’adaha iyo Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dib-u-eegista iyo qiimaynta waxqabadkii 2024 iyo diyaarinta qorshaha sannadka 2025.

Kulanka oo ujeeddadiisu ahayd dib-u-eegista iyo qiimaynta wixii qabsoomay 2024kii iyo sidoo kale soo gudbinta qorshaha...

Read more
  • December 9, 2024

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Puntland Maxamed Cali Nuur (Jubba) ayaa ka qaybgalay shirka saddex-biloodlaha ah ee Guddiga Farsamo (Technical Working Group).

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Puntland Maxamed Cali Nuur (Jubba) ayaa ka qaybgalay shirka saddex-biloodlaha...

Read more
  • December 8, 2024

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay uga tacsiyeynaysaa qoyska iyo bulshada Puntland ee uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Hay’adda Dadka Baahiyaha Gaarka ah ee Puntland, Marxuum Cali Cabdi Aadan.

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay uga tacsiyeynaysaa qoyska iyo bulshada Puntland ee uu...

Read more
  • December 1, 2024

WASAARADDA WAXBARASHADA PUNTLAND OO BILOWDAY WADATASHIYADA XEERKA TACLIINTA SARE.

Garoowe, Diseembar 01, 2024: Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Cabdisalan Cali Faarax...

Read more
  • November 28, 2024

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland ayaa maanta qabatay shirka wadatashiga qorshaha shanta sano ee istaraatiijiyadda tacliinta sare ee Puntland.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland ayaa maanta qabatay shirka wadatashiga qorshaha shanta sano...

Read more
  • November 21, 2024

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay ugu hambalyeynaysaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed, Maalinta Macallinka ee 21-ka Nofeember.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay ugu hambalyeynaysaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed, Maalinta Macallinka ee...

Read more
  • November 20, 2024

MADAXDA WASAARADDA WAXBARASHADA IYO TACLIINTA SARE EE PUNTLAND OO HORTAGAY GOLAHA WAKIILLADA

Garoowe, Nofeembar 20, 2024: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fu’aad Abshir Axmed...

Read more
  • November 18, 2024

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland Mudane Cabdisalaan Cali Faarax oo uu wehelinayo Agaasiamaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Mudane Cabdirasaaq Maxamed Faarax ayaa ka qeyb-galay Munaasabadda qalinjabinta dufcadda 12-aad ee Jaamacadda Bariga Afrika, faraceeda magaalada Garoowe.

Wasiirka iyo Agaasimaha Tacliinta Sare ayaa la guddoonsiiyey Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor iyo...

Read more
  • November 10, 2024

MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND OO KORMEERAY WASAARADDA

Garoowe, Nofeembar 10, 2024; Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Wasaaradda Waxbarashada iyo...

Read more

Posts pagination

  • Previous
  • 1
  • …
  • 10
  • 11
  • 12
  • …
  • 29
  • Next
MOEHE Puntland MOEHE Puntland MOEHE Puntland
Facebook-f Twitter Instagram Youtube

Contact

  • info@moeplstate.so
  • +252 (90) 4351111

Upper Hill, Garowe (Government Zone)

Important Links

  • Verify Certificate
  • Exam Results
  • EMIS
  • E-Learning

Subscribe MoEHE News.

Subscribe to get latest update & news

© Copyright 2025 by MOEHE Puntland