Madaxda Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa Xarunta Jaamacadda PSU kulan dardaaran iyo saagootin ah kula qaatay Arday ku guuleystay deeqaha waxbarasho ee dalka Itoobiya, sannad dugsiyeedka 2024-2025.