Maalinta 2-aad
khubarada Waxbarashada Puntland ayaa yeeshay dood-cilmiyeed ku saabsan xal u helidda ilmaha gaaray da’da waxbarashada ee ka maqan goobaha Waxbarashada.
Marti-sharafka iyo ka qeybgaleyaasha munaasabadda ayaa su’aalo iyo aragtiyo ku biiriyey dood-cilmiyeedka, iyadoo la isla qaatay muhiimadda ay leedahay in la xalliyo caqabadaha ku xeeran waxbarashada ubadka aan helin fursadaha waxbarasahda.