Lataliyaha Arrimaha Waxbarashada Mudane Yuusuf Suudi Cabdi ayaa koreemaray Xarummaha Imtixaanka Shahaadiga ee Burtinle iyo Jalam ee Gobolka Nugaal, isagoo halkaas kaga xog waraystay Guddoonka Waxbarashada Degmada, macallimiinta, kormeereyaasha iyo Ardayda ku galayey Imtixaanka Shahaadiga ee 2024-2025.