Lataliyaha Arrimaha Waxbarashada Mudane Yuusuf Suudi Cabdi ayaa iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Nugaa ayaa si wadajir ah u soo xiray Xarummaha Imtixaanka Shahaadiga ee Magalada Garowe ee Gobolka Nugaal, iiyagoo hambalyp la wadaagay macallimiinta, kormeereyaasha iyo Ardayda ku galayey Imtixaanka Shahaadiga ee 2024-2025.