Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Hon. Fuad Abshir Ahmed ayaa kormeeray Xarunta Imtixaanka Shahaadiga ee Degmada Shaxda ee Gobolka Karkaar, isagoo xog waraystay Ardayda ku galayey Imtixaanka Shahaadiga ee 2024-2025.
- May 29, 2025
- Competition
- Editor