Job Requirements
- In uu yahay muwaadin Soomaaliyeed
- Haysto Shahaado Jaamacadeed oo ay aqoonsan tahay Wasaaraddu.
- Waa in uu leeyahay waayo-aragnimo shaqo oo dhanka waxbarashada ah oo aan ka yarayn 3 sano.
- Nuqulka Taariikh Nololeedka (CV): oo ay ku jiraan ugu yaraan 3 tixraac (References).
- Warqad Codsi: oo si kooban u sharxaysa waayo-aragnimadaada, heerarka waxbarashadaada, iyo shaqooyinkii aad hore u soo qabatay.
Araajida waxaa lagu soo xareynayaa ugu danbayn maalinta Sabtida ee Agoosto 15, 2026, Saacadda 12:00 pm