Garowe, Puntland State of Somalia
info@moeplstate.so

Fursad Shaqo - Maamulaha Dugsiga Sare ee Waabari Bayla

Fursad Shaqo - Maamulaha Dugsiga Sare ee Waabari Bayla
Maamul Bayla, Karkaar DUGSIGA SARE EE WAABERI BAYLA Full time Deadline: September 10, 2026 12:00 PM

Job Requirements

  1. In uu yahay muwaadin Soomaaliyeed
  2. Haysto Shahaado Jaamacadeed oo ay aqoonsan tahay Wasaaraddu.
  3. Waa in uu leeyahay waayo-aragnimo shaqo oo dhanka waxbarashada ah oo aan ka yarayn 3 sano.
  4. Nuqulka Taariikh Nololeedka (CV): oo ay ku jiraan ugu yaraan 3 tixraac (References).
  5. Warqad Codsi: oo si kooban u sharxaysa waayo-aragnimadaada, heerarka waxbarashadaada, iyo shaqooyinkii aad hore u soo qabatay.
Araajida waxaa lagu soo xareynayaa ugu danbayn maalinta Khamiis ee Sebtembar 10, 2026, Saacadda 12:00 pm