Jadwalka maalinlaha ah ee Imtixaanka shahaadiga ah 2023-2024.

Barri oo Khamiis ah, 30-ka May, 2024, waxaa soo gaba-gaboobaya, haddii Alle idmo, Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.

Waxaana guul u rajaynaynaa dhammaan Ardayda imtixaanka u fariistay, annagoo Alle caafimaad u weydiinayna ardayda uga baaqday xaalado caafimaad.