Jadwalka maalinlaha ah:
Ardayda Puntland ee fasalka 12-aad ee dugsi sare ayaa maanta waxay u fariisanayaan Maadadii 8-aad iyo 9-aad.
Alle mahaddii, dhammaan gobollada iyo goobaha imtixaanka hal wakhti oo mideysan buu ka bilowday.
Wasaaradda Waxbarashada iyo Taciinta Sare ee Dowladda Puntland waxay guul u rajaynaysaa dhammaan ardayda.