Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8aad, sannad-dugsiyeedka 2023/2024.

Bahda Waxbarashada Puntland waxa ay kula dardaarmayaan Ardayda imtixaanaadka u fariisanaya in ay ku dadaalaan akhrinta casharradooda, rumeeyaanna rajada waalidkood, dowladda iyo guud ahaan dadka reer Puntland ee ku hanweyn mustaqbalkooda.

#Qishku_yaanu_ku_seejin_mustaqbalkaaga.