Hambalyo Ardayda Fasalka 12-aad oo maanta uu usoo gaba-gaboobay Imtixaanka Shahaadiga 2024-2025.
Wasaaraddu waxay bogaadinaysaa xasillinooda u ku qabsoomay Imtixaanka fasalka 12-aad, dadaalka ay bixiyeen Ardaydu iyo shaqada wanaagsan ee sugidda imtixaanadka ee ay qabteen Ilaaliyeyaasha, Kormereeyasha, Ciidanka Booliiska iyo howlwadeennada imtixaanku.