May 30, 2024 Competition Editor HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 12-AAD. HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 12-AAD. Maanta waxaa idiin soo gaba-gaboobay Dugsi Sare, waxaase idiin bilaabatay marxalad kale oo aqooneed. Mustaqbal wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa iyo in aad ka miro-dhalisaan hankiinna iyo dadaalka la idin ku bixiyey. Share: