Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal iyo Masuuliyiinta Xarunta Imtixanaadka Gobolka Nugaal ayaa Ardayda Fasalka 8-aad ayaa u soo xiray Imtixaanka Shahaadiga 2024-2025.

Wasaaraddu waxay bogaadinaysaa xasillinooda u ku qabsoomay Imtixaanka fasalka 8-aad, dadaalka ay bixiyeen Ardaydu iyo shaqada wanaagsan ee sugidda imtixaanadka ee ay qabteen Ilaaliyeyaasha, Kormereeyasha, Ciidanka Booliiska iyo howlwadeennada imtixaanku.