Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Nugaal Mudane Daahir Khaliif Siciid ayaa magaalada Garoowe kulan wacyi-gelin iyo dardaaran ah kula qaatay Kormeereyaasha iyo Ilaaliyeyaasha Imtixaanka Shahaadiga ee Gobolka Nugaal.