Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Siciid Axmed Jaamac (Badmax) oo ay wehelinayaan Duqa Degmada Badhan Mudane Cawad Cali Xiiray, Agaasimaha Qorsheynta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Cabdicasiis Qaalib, Guddoonka Waxbarashada heer Gobol iyo Heer degmo, iyo Taliska Qeybta Gobolka Sanaag ayaa ka daahfuray Faraca Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ee Badhan imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2023-2024.
- May 25, 2024
- Competition
- Editor