Garoowe, Agaasimaha Imtixaanaadka Puntland Mudane Maxamuud Maxamed Siciid (Caynsane) oo uu waheliyo Gudoonka waxbarashada Gobolka Nugaal Mudane Daahir Khaliif Siciid ayaa kormeeray xarummo ay ardaydu ku galayeen maalintii Saddexaad ee Degmada Garowe.