Garowe; Xarunta Imtixanaadka ee Jaamacadda PSU ee Magalada Garowe ayaa maalintii 5-aad u fariistay Ardayda imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2023-2024.
Agaasimaha Waaxda Tayenta Tayo Dhowrka, Manahijta, iyo Kormeerka ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Yuusuf Nuux ayaa kormeeray qaar ka mid ah goobaha ay ka socdaan imtixaanka ee Xarunta Jaamacada PSU.