Degmada Buursaalax : Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdisalaan Cali Faarax, Agaasimaha Waxbarashada Tooskaa iyo Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug ayaa kormeeray xaruummaha imtixaanka ee Dagmada Buursaalax ee Gobolka Mudug.