Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Taliinta Sare Mudane Maxamed Diiriye Gamaadiid oo ay wehelinayaan Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta, Xildhibaanno, Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda iyo Guddoomiyeyaasha Jaamacadaga ayaa haatan daah-furay Ururka Jaamacadaha Puntland oo qeyb ka ah qorshaha dib u habaynta Tacliinta Sare.