June 25, 2024 Competition Editor DAAHFUR. ) Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Mudug Axmed Huruuse Xaashi iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Bursaalax Cabdinaasir Xasan Maxamuud ayaa magaalada Bursaalax ka daahfuray tababarkii macalimiinta ee Manhajka cusub. Share: