Baahin Fursad Deeq Waxbarasho
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland waxay soo gudbinaysaa deeq waxbarasho oo Master degree iyo PHD ah.
Fiiro Gaar ah: Fadlan wixi xog ah kala xiriiri xafiiska Waaxda Tacliinta Sare, ama Lambaradan hoos ku xusan.
Ku-Simaha Agaasimaha Waaxda Tacaliinta Sare
Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Faarax “Daacad”