Masuuliyiinta gobollada Haylaan iyo Sanaag ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa kormeeray qaar ka mid ah dugsiga sare iyo fasalka 8aad ee ay ka socoto diiwaangelinta imtixaanaadka shahaadiga ah ee Puntland.
Masuuliyiinta gobollada Haylaan iyo Sanaag ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa kormeeray qaar...