May 28, 2025 Competition Editor Ardayda magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug ayaa maalintii 5-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda. Share: