May 25, 2025 Competition Editor Ardayda magaalada Dhahar ee Gobolka Hayland ayaa maalintii 2-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda. Share: