Ardayda Gobolka Mudug ayaa maalintii 6-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Maanta ayaa la soo gabagabaynayaa imtixaanka oo si habsami leh uga qabsoomay guud ahaan Gobolka Mudug.