May 26, 2025 Competition Editor Arday dhuudo ee degmada Bayla ee Gobolka Karkaar ayaa maalintii 3-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda. Share: