Arday Bali-Busle ee degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa maalintii 3-aad u fadhiya imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2024-2025.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay guul u rajaynaysaa dhammaan Ardayda