Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Maxamed Cali Nuur Jubba oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Naafada Adduunka oo lagu qabtay magaalada Garoowe.