Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Nuur Jubba ayaa guddoomiyey shirka Todobaadlaha ah ee Agaasimeyaasha iyo Howlwadeennada Wasaaradda.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray daddar-gelinta howlaha Wasaaradda, dib u habaynta hannaanka shaqo iyo xoojinta isku xirnaanta waaxyaha iyo qeybaha Wasaaradda.